Ku saabsan Multi-story.org

Ujeedada sheeko badan (multi-story.org) waa in loo abuuro ajande jaaliyadaha cusub ee ka samysmay dadyowga qaxootiga baryahan danbe iyo in loo dabaal dego dhinacyada wanaagsan ee dhaqamada kala duwan. Waxay ku waajahantahay in la taageero iswaydaarsiga fikradaha, waayo aragnimada iyo sheekooyinkan oo dhex mara dadyow ka soo jeeda dhaqamo kala duwan, si kor loogu qaado isfahanka dhaqamadoo idil iyo isqadarin.
info@multi-story.org

Ku saabsan Street Level Photoworks

Street Level Photoworks waxay kor u qaadaa isticmaalka hal abuurida saxaafada sawirka waxaanay ku waajahantahay in laga dhigo waxsoosaarka farshaxanka mid ay heli karaan muuqaal ahaan iyo aqoon ahaanba, dhegaystayaal baaxad leh.

Ururku wuxuu soo bandhigayaa taxane culus oo bandhigyo socda; barnaamijyo waxbarasho iyo adeeg gaarsiineed, helitaanka qalab furan iyo koorsooyin tababar oo loo fidiyo farshaxanyahanada iyo dadwaynaha.