Waxaanu soo dhawaynaynaa muuqaaladiina, faylasha codka, duubid fiidyoow oo yar (video clips)iyo sheekooyinkiina. Fadlan ku soo dir: journal@multi-story.org. ( Fadlan ha soo dirin wax email ah oo ka badan 1 mb.)
|
Joornaalku waa kaalin khad (online) loogu talo galay dadka raba inay la wadaagaan sheekooyinkooda iyo waayo argnimadooda dad kale, ama xataa inay ka faaloodaan shabakadan sheeko badan multi-story. |
|---|---|